Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid. Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid waxaa loogu Magacaabay Cabdiwali Cabdullaahi Maxamed. Guddoomiyaha cusub ee degmada Yaaqshiid ee Cabdiwali Cabdullaahi Maxamed ayaa horay u soo noqday Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab. Magacaabidan ayaa … Continue reading Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir